<!-- Dhig qoraalkaaga inta u dhaxeeyso labada quatation marks-->



var a; a ="<center><h3>Markab laga leeyhay Dalka Turkey oo maanta ay siidaayeen Kooxo Burcad badeed Soomaali ah..</h3></center>";


var b; b = "Mogadishu, Somalia (July 29, 2010):--Burcadbadeed Soomaali ah ayaa maanta sii daayay markab sitay calanka Jasiiradda Malta oo laga leeyahay dalka Turkey iyo 21-shaqaalihiisa ah, kuwaasoo ay afduub ahaan u haysteen muddo afar bilood ah.";


var c; c ="[Kabtanka markabku wuxuu noo sheegay inay aad ugu faraxsan yihiin siidaynta, sidoo kalena ay dhamaantood caafimaad qabaan,] ayuu saxaafadda u sheegay Nilgun Yamaner oo ah qareenka shirkadda markabka iska leh maanta oo Khamiis ah.";

var d; d ="Markabka oo aan la sheegin in madaxfurasho lacageed laga qaatay iyo in kale ayaa lagu magacaabaa MV the Frigia waxayna kooxaha haystay ka qabsadeen meel ka baxsan biyaha badweynta India.";


var e; e = "Shixnadda uu markabku waday oo gaaraysa 35,000-tonne ayaa wuxuu kasoo qaaday dalka Israel wuxuuna kusii waday dalka Thailand, waxayna sheegeen saraakiil u hadlay shirkadda markabka iska leh inay tiro saddex jeer ka badan la kulmeen burcadbadeedda markabkooda haystay.<p>[Waxaan badalnay shaqaalihii markabka oo aad u daalanaa, markabku, wuxuu sii wadanayaa safarkiisa, wuxuuna aadi doonaa dalka Thailand oo uu markii hore ku socday] ayuu yiri Yamaner oo intaas ku daray in Kooxaha burcadbadeedda ay gacanta ku hayaan maraakiib iyo shaqaalihii la socday oo ay intooda badan qabsadeen sannadkan, kuwaasoo ay ka doonayaan malaayihiin Dollar oo madaxfurasho ah.<p>Xeebaha dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku sugan maraakiib dagaal oo ka socda dalalka NATO, kuwaasoo dagaal kula jira burcadbadeeda, waxaana toddobaadkan maxkamad ku taalla Jasiiradda Seychelles ay min 10-sano oo xarig ah ku xukumay 11-burcadbadeed oo Soomaali ah.<p>Cali Madoobe.<p><p>Radio Banadir<p>Mogadishu, Somalia<p>";         

                       






   











document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + a +"<p align=justify>");
                        
document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + b +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + c +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + d +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + e +"<p align=justify>");









































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































