﻿<!-- Dhig qoraalkaaga inta u dhaxeeyso labada quatation marks-->



var a; a ="<center><h3>William Hague, Xogeyaha Arimaha Debada U.k, oo ka hahadlay Shirka London ee Somalida.</h3></center>";


var b; b = "Mogadishu, Somalia (Feb 2, 2011 )--Shiirka London aya  waxaa lag doonaya in ay ka so baxaan goano qeexan oo wax ku ol ee calam ah oo  wax ka qabta sababaha salka uu ah coladda Soomaliya iyo geddi u socod cusub  ee dhanka  siyaasada Soomaliya  oo is ku wafaqsanyahin dhaman dadka Soomaliya. Dhibatada Soomaliya ka jirto lagu ma xallin karo waqti yar , balse, waxaan rajeynaya in shirka London oo nocdo mid dhiri geliya in la heelo xeelad cusub oo calami ah iyo daadal Soomalida.";


var c; c ="Xoghayaha arrrimaha dibedda inta uu joogay Mogadishu ayaa la kulmay Madexweynaha DKMG Soomaliya, Sheikh Sharrif Sheikh Axmed oo uu kala hadlay Shirka London iyo in Britan aay mudnaan siineyso dhameysitirka xiliga kala- guurka siyaasadeyd bisha Augusto ee Sanadkan.";


var d; d ="William Hague ayaa la filaya in uu la kulmo Rai'sul wasarraha DKMG Soomaliya. Waxaa sido kale,  la filaya in Hague uu la kulmo Talliyaha cidanka AMISOM aya kawada hadli doonan sidaa ay socdan hawl-galidii uga dambeyay iyo in Britain ay si wadi doonto tageerada AMISOM.";


var e; e ="Sidaasi oo kale, William Hague ayaa la kulmay Duqa Magallada Muqdiso iyo urrurada bulshada oo ay ka wala hadli doonaan xaall-adooda nolasho ee maalin walba iyo shirka London.<p>Hague ayaa  sheegay in fariintisa ay tahay  in  dadka Soomaliya iney qeyb weyn ka qaatan xeelda cusub si wax lugu qabto waddankooda. Waxaa uu Hague tibaaxay inay u qalmaan in aay heelan aaya wanaagsan, kadib 20 sano oo colaad ah oo geesatay qasaare fara badan oo an maskax gal aan aheyn.<p>Waxa loo baahan yahay inn la helo Soomaliya oo xasillon oo nabad ah oo xariiri karta, ayuu yiri,<p>Shirka London ee Soomaaliya ayaa waxaa ulajeeda laga leeyahay ay tahay in la isku afgarto qodobo muhiim ah oo Soomaaliya lagu taageeraayo todobo qodob oo kale ah, amniga, geedi-socodka siyaasadda, la dalagaanka argaga-xisada, burcad badeeda, amniga goboladda, samafalka iyo xiiriika calamiga ah.<p>Arrimahan dhamantood ayaa wax ka qaban doonan xaaladda Soomaliya ayadoo tan wax ka qaban aminga caalamka oo dhan, oo  Britain ay ka mid tahay.<p>Qeybo badan ee Soomaliya aya waxaa maam-uula kooxa xagjiir ah iyo  dabley kuwasi Soom-aliya ka dhigta hooy ay ka ababulan falal argagaxisinimo iyo afduub lo geysto daad British ah, waxana diyaar u nahanay in arrintan wax ka qabano, ayuu sheeagay wasiirka uk.<p>Radio Banaddir<p>Mogadishu-Somalia";  










                                 
             
 
   
 


document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + a +"<p align=justify>");
                        
document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + b +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + c +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + d +"<p align=justify>");

document.write("<IMG  src = 'images/1space.gif'>" + e +"<p align=justify>");










































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































































